SPORTS

Di-maria-640x437

Wax ka barro xiddigihii fiicnaa ee United iska iibisay

Manchester United, oo ka dhisan horyaalka Ingiriiska, ayaa iska iibisay xiddigo wax badan kusoo kordhin karay haddaba aynu wax ka barrano laacibiintaasi:- 1-Michael Keane oo

Continue Reading »

Qeybta SPORTS

ciyaarta

“Daawo Sawirada”Ciyaartooyda Puntland oo ku guulaystay ciyaaraha Goballada

Muqdisho,(CodkaNabada):-Ciyaartooyda Puntland ayaa ku guulaystay tartankii ciyaaraha dowlad gobaleedyada ee ka socday magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, ka dib markii ay ka adkaadeen ciyaartooyda Jubbaland.

Continue Reading »

SPORTS Archives

tuga_1
Tuug isku dayay in uu Dhaco Guriga Macalin Jose Mourinho oo fashilmay lana qabtay (Daawo Sawirada)
- Jul 18, 2016
London(CodkaNabada) _ Nin Tuug ah oo doonayay in uu u dhaco guriga macalinka cusub ee Kooxda Manchester United Jose Mourinho , ayaa ku fashilmay qorshaha dhacaasi. Jose Mourinho , ayaa xili ...
madaxweynaha + ciyaaraha
Daawo Sawiradda Madaxweynaha oo si rasmi ah u furay Cayaaraha Maamul Goboleedyada
- Jul 15, 2016
Muqdisho(CodkaNabada) _ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Galabta si rasmi ah u furay Cayaaraha Maamul Goboleedyada oo ka biloowday Garoonka K/cagta ee Banaadir Stadium ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh ...
Koonis-600x450-2
Tartanka Ciyaaraha kubbada Cagta ee Maamul goboleedyada oo maanta Muqdisho ka furmaya
- Jul 15, 2016
Muqdisho (CodkaNabada)—Tartanka kubadda cagta ee maamul goboleedyada dalka Somaliya ayaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo garoonka kubadda Cagta ee Banaadir stadium ee Magaalada Muqdisho. Ciyaartooyda oo  ka kala timid gobollada ...
kiris_1
Daawo Sawirada” Xiriirka UEFA oo ku dhawaaqay Laacibkii ugu wanaagsanaa koobka Qaramada Yurub
- Jul 12, 2016
Xiriirka kubada cagta ee Qaarada Yurub (UEFA) ayaa caleemo saartay laacibkii ugu wanaagsanaa ama ugu farsamada badnaa koobka Qaramada Yurub ee EURO 2016 oo lagu soo gabagabeeyay dalka Faransiiska . Weeraryahanka ...
koobka2
Xulka Portugal oo markii u horeysay ku guuleystay Koobka Qaramada Yurub (Sawirro)
- Jul 11, 2016
  Hargeysa(CodkaNabada) _  Xulka Portugal ayaa xalay markii u horeysay ku guuleystay Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2016, kadib markii ciyaartii Finalka 1-0 uga badiyeen xulka Faransiiska oo Tartankan marti gelinayay. Ciyaarta ...
fransa2
Xulka Faransiiska oo u soo baxay Finalka Koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016
- Jul 8, 2016
Xulka Faransiiska ayaa u soo baxay Finalka Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2016, kadib markii ciyaartii Sema Finalka 2-0 uga badiyeen xulka Jarmalka oo aad loogu saadaalinayay inuu ku guuleysanayo ...
cadaado
Iska hor imaad ka dhacay degmada Cadaado
- Jul 6, 2016
July 6 (Codka Nabada)— Iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo. Wararka ayaa sheegaya ...
Ergeeeey-midowga
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Hambalyada Ciida u diray shacabka Soomaaliyeed
- Jul 6, 2016
July 6 (codka Nabadda)— Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Francisco Madeira, ayaa dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed u rajeeyay Ciidul-fitri farxad iyo barwaaqo leh. Danjire Madeira ayaa uga mahadceliyay dhammaan Muslimiinta ...

Next Page »