MAQAALO

Wadatashiga_Doorashada_2016_Somalia_660

Warar sheegaya in laga yaabo dib u dhac ku yimaada doorashada Soomaaliya

Waxaa sii xoogeysanaya wararka sheegaya in laga yaabo dib u dhac ku yimaada doorashooyinka la qorsheeyey in bisha Sebtembar ee soo socota ay ka qabsoomaan

Continue Reading »

Qeybta MAQAALO

IMG_5699

Sawiro: Madaxweynaha Soomaaliya oo Masaajidka Isbaheysiga kula tukaday Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud oo khudbad u jeediyay Kummanaan dadweyne ah oo Salaadda Ciidda Maanta ku soo tukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka

Continue Reading »

MAQAALO Archives

cadaado
Iska hor imaad ka dhacay degmada Cadaado
- Jul 6, 2016
July 6 (Codka Nabada)— Iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo. Wararka ayaa sheegaya ...
Ergeeeey-midowga
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Hambalyada Ciida u diray shacabka Soomaaliyeed
- Jul 6, 2016
July 6 (codka Nabadda)— Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Francisco Madeira, ayaa dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed u rajeeyay Ciidul-fitri farxad iyo barwaaqo leh. Danjire Madeira ayaa uga mahadceliyay dhammaan Muslimiinta ...
Xasan-Madaxweynaha
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed Ciid Al fitriga
- Jul 6, 2016
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa Qalabka Warbaahinta Qaranka u marsiiyay Hambalyada Ciidda Dadweynaha Soomaaliyeed isagoo u rajeeyay in sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan nabad, horumar iyo ...
dibadbax
Waxan halkan idin kugu soo gudbineynaa
- Jul 5, 2016
Waxan halkan idin kugu soo gudbineynaa Muuqaalkii ugu dambeeyey iyo Mushaaraadka ay Qaataan Madaxweynayaasha Dunida iyo Ra’isulwasaareyaasha, Toloow yaa ugu Mushaar yar yaase ugu Mushaar badan.