WARARKA MAANTA

gudoonka-barlamaanka-1

Maxaa ka jira in Guddoonka Baarlamaanka ay qeyb ka yihiin ololaha ka dhanka ah Xukuumadda

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wada olole ka dhanka ah Xukuumadda cusub ee dhowaan uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaare Kheyre, iyadoo Xildhibaanadan ay maalmihii

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

Di-maria-640x437

Wax ka barro xiddigihii fiicnaa ee United iska iibisay

Manchester United, oo ka dhisan horyaalka Ingiriiska, ayaa iska iibisay xiddigo wax badan kusoo kordhin karay haddaba aynu wax ka barrano laacibiintaasi:- 1-Michael Keane oo

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

gabar_somali_qurux_2
Gabar Xijaaban oo loo magacaabay Amiirada quruxda sanadka Magaalada Portland (Daawo Sawirada)
- Mar 24, 2017
Biftu Amin oo dhigata fasalka 12-aad ee dugsiga saree e Cleveland High School oo ku yaala magaalada Portland gobollka Oregon ayaa waxaa loo caleemasaaray in ay noqoto amiirada quruxda sanadka ...
burcad badeed 1
Burcad badeed ka afduubatay markab xeebta Eyl
- Mar 24, 2017
Koox Burcad-badeed  ah ayaa markab yar  waxa ay ku afduubteen xeebaha degmada  Eyl gobolka Nugaal iyagoo gudaha u galay badweynta Hindiya si ay maraakiibta maraysa xeebaha ugu weeraraan.   Burcad badeeda ayaa ...
boqorada uk 1
Boqoradda Ingiriiska Queen Elizabeth ayaa ku dhawaaqday iney deeq shaqsi ah ku taageereyso dadka abaaruhu ay ku saameeyeen Somalia
- Mar 16, 2017
Boqoradda Ingiriiska Queen Elizabeth ayaa ku dhawaaqday iney deeq shaqsi ah ku taageereyso dadka abaaruhu ay ku saameeyeen Somalia. Hadalka boqorada ayaa yimid ka dib markii Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Britain, ...
lam2
Daawo Sawirro: Lamaane dhaqaalihii ku bixi lahaa arooskooda ugu deeqay qoysas ka soo barakacay Abaaraha
- Mar 16, 2017
Lamaane magacyadooda lagu soo kala gaabiyey Liibaan iyo Caasho ayaa qaaday Talaabo ku dayasho mudan ka dib markii dhaqaalihii ku bixi lahaa arooskooda ay weeciyeen iney wax ugu qabtaan dadka ...
farmaajo-maxaa-lagudboon
Madaxweyne Farmaajo oo Arrin uusan fileyn kala kulmaya Beelaha (AQRI)
- Mar 16, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa ku jahwareersan codsiyada iyo dalabyada is daba jooga ah oo kaga imaanaya Beelaha qaar. Beelaha qaar ayaa ku cadaadinayaan Madaxweynaha in laga bedelo Wasaaradaha lagu qoray, ...
sarkaal is dilay
Sargaal katirsanaa Ciidanka Itoobiya oo isku dhax dilay Gudaha Somalia iyo Sababta ka dambeysa
- Mar 16, 2017
Sargaal katirsanaa Ciidanka Dowlada Itoobiya oo kusugnaa gudaha Soomaaliya ayaa saakay isku dhax dilay xero Ciidanka Milatariga Itoobiya ku lahaayeen Degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Masuul katirsan maamulka Degmada Garbahaarey ...
Jawaari-iyo-Shariif-xasan
Jawaari iyo Shariif Xasan oo ku loolamaya Golaha Wasiirada (Warbixin)
- Mar 16, 2017
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa culeysyo iyo cadaadis aan xad laheyn kala kulmaya Beellaha Hawiye iyo Digil iyo Mirifle oo ku saleysan xulidda xubnaha Wasiirada ka noqonaya Xukuumaddiisa, xilli ...
pm kheyre office 1
Daawo Sawirada: Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre Oo La Kulmay Shaqaalaha Xafiiska
- Mar 16, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, wuxuna kala hadlay dar-dar gelinta howlaha horyaala Xukuumadda oo ay ...

Next Page »